Sideen maalintaada uga dhigi kartaa mid degan oo wax tar Leh?
Maalintu waa cutub yar oo ka mid ah nolosha, balse saamaynteedu way ka weyn tahay inta aan qiyaasi karno. Sida aan u qaabeyno maalinteena ayaa si toos ah u saameeya maskaxdeena, qalbigeena iyo jihada nolosheena guud ahaan. Dad badan waxay dareemaan daal joogto ah, jahawareer iyo in maalintu ka dhammaato iyada oo aan wax micno…