Knowing Yourself: The Foundation of All Success
Dunida aynu maanta ku nool nahay, qof walba waxa uu leeyahay dabeecad iyo shaqsiyad u gaar ah — ha ahaato mid wanaagsan ama mid aan wanaasanayn. Qofna uma eka qof kale, waana sababta ay noloshu u tahay mid qurux badan oo kala jaad jaad ah. Laakiin adiga akhristaha bloggan, ma tahay mid si dhab ah…