Halkee ayay ka bilaabmataa busho dhisan?
Dumarku waa halbowle aan laga maarmin. Waa laf-dhabarka qoyska, bulshada iyo guud ahaan horumarka dunida. Maahmaah Soomaaliyeed ayaa leh: “Dumar la’aantood, adduun waa mugdi.” Maalin walba dumarku waxay bulshada u keenaan iftiin, nabad, kalgacal iyo deganaansho. Iyaga la’aantood, wax badan ayaa baaba’a. Waa dadka ugu dhow carruurta, waayeelka, iyo xitaa kuwa u baahan naxariista bulshada…